Axmed Madoobe oo lagu celiyey mid ka mid ah Musharaxiintii uu u Magacaabay Aqalka sare

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa u soo jeediyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam inuu soo badalo Cali Maxamed Cali oo ka mid ahaa xubnihii uu u magacaabay doorashada aqalka sare. Cali Maxamed Cali ayaa liiska uu soo saaray Axmed Madoobe kula qornaa Xasan Dahir Yarow, waxayna guddigu sheegeen Cali Maxamed Cali … Continue reading Axmed Madoobe oo lagu celiyey mid ka mid ah Musharaxiintii uu u Magacaabay Aqalka sare